Home   I   City Guide   I   About us   I  Contact

20 Dec 2016

Hargeisa iyo Horumarka Ka Socda 2016

Hargeisa waa magaalo aad u koreysa, dhinac walba u fideysa, dhismayaal qurux badan ayaad dhinac walba kaaga muuqanaya, waxbarashada oo aad u hormareysa, jaamacado, macaahid iyo Iskuulo, ummad badan oo muslima ayaa isugu timi

Facebook Comments Box