Home   I   City Guide   I   About us   I  Contact

28 Jun 2016

National Stadium-Hargeisa

Hargeisa Stadium waa garoonka ugu wayn Hargeisa ee ku badda cagta lagu ciyaaro, waa goob dhalinyaradu ku soo bandhigto xirfaddeeda ciyaareed iyo hanaanka ciyaaraha ee ku badda cagta. Sannadadii ugu dambeeyey waxa lagu dhigay koobab heerar sare oo kala duwan. Sannadkan waxa  u sii dheer in la qalabeeyey oo dib loo habeeyey garoonkaasi oo la dhigay rooga cagaaran ee kubadda lagu ciyaaro.

Garoonku wuxuu madaalo u yahay dhalinyarada wadan kasta oo ku soo bandhiga jimicsigooda dhinaca ciyaarista ku badda, orodka iyo qalaama rogodka. Dhalinyarada Hargeisa ku nool iyo gobolada kale ee Somaliland waa goob loogtu talo galay inay ku kulmaan ooay ku ciyaaraan kubadda.

Category: